VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Mahiigaan - Lyrics

Milic iyo mahiigaan Iyo halis intaan maray Male laguma koobee Mawashaye macaaneey Meeshii iyo meel u dhawbaan Ku dul meerayaaye Meel loogu toosiyoo Male ma le aduunyadu Mehanaaba mooyee I madeed i maan qaad Ina muday sidaa mayay Maalmahana jacaylkuye Nin mutaa ma muuqdoo Muruquna ma ciidmoo Mahad uma caweeyee Imikaan miciin li'i Hadba meel darxumo badan Meehanaabayaaye
Queue is empty
-- / --