VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Xaawo - Lyrics

Xidigtaan arkaayiyo Nafta taan xiriirsaday Xamaskiyo barwaaqadu Xero qudhay ka muuqdaan 2× Xigoshana warkayga Wixii faalo roonee Xiisadiyo dadkeena Xilo iskaga keen dhigay 2× Waxaan kuu xajeertaa Markuu xiiso yeeshaa Adaaxiga xagaygee Xakamahaa ahaa ahaa Ha sii deyn Xakamaha ha sii deyn 2× Xaga iyo xagaaba dayay Haweenkana xisaabiyay Xamaroo dhan soo maray Wax xumaan ku sheegana Xaawo sharafa xaawo luula Xaawo nuura maan arag 2× Na xuluustay waayaha Naftan xiiso loo helay Nin jacayl xalaaliyo Ragu ogaalku waa adi 2× Xubintan hadlaysiyo Hanti kuguma xaasidin Amarkiyo xasuustana Xero xerodoodu waa adi 2× Waxaan xumo ka leexdaa Xambab ka bogsoodaa Adooxiga dhankaygee Xakamahaa ahaa ahaa Ha sii deyn Xakamaha ha sii deyn 2× Xaga iyo xagaaba dayay Haweenkana xisaabiyay Xamaroo dhan soo maray Wax xumaan ku sheegana Xaawo sharafa xaawo luula Xaawo nuura maan arag 2×
Queue is empty
-- / --