VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Dad hargeysa soomaray - Lyrics

maalinkii daraadii casarkii mamoodigaa dad hargeysa soo maray hadiyaday iigu dhiibaan markii u horeysee i haleelay caashaqu maalkana fadhiistaa muhaygiii jaceylkee amiii anigoo qabin haween anigoon rabin xiskeygeey daa habeenkii taariikhdii maalinkii ilaaahee hadba saacaday tahay iyo markii lay helaa iska soo hagaageee ma markaan awoodee habsan geeya oogoo ku hareera dooxada hiyigaygu raacee nin helaa nasiib lee heesaha dul saare rabi kugu hagaajaay maarkii kalgacalkaay hibashada xasuustoo anigooo hadlaybee naftu kasi leedaahy habeenkii taariikhdii maalintii ilaahay hadba saacaday tahay iyo markii lay helaaye isku soo hagaagee
Queue is empty
-- / --