VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Kali kali maroonee sax - Lyrics

Kun iiga rooney kashkay Koorahaygaa tahayoo Kaama leexahaayiye Kali kali ma roonee I kaal mee kalgacayl Ka waa ula kurboode Kaalay kalay ii kaalay Kalidaa ila koodee Ii kaalay Karim miduus uumaye Kaligaa lee ku kasaa Kolna maka safrayiye Kali kali ma roonee I kaal mee kalgacayl Ka waa ula kurboode Kaalay kalay ii kaalay Kalidaa ila koodee Ii kaalay Kun iiga rooney kashkay Koorahaygaa tahayoo Kaama leexahaayiye Kali kali ma roonee I kaal mee kalgacayl Ka waa ula kurboode Kaalay kalay ii kaalay Kalidaa ila koodee Ii kaalay
Queue is empty
-- / --