VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Malyuun - Lyrics

xuseen nabadoow ogoow ninkaa dunida ugu wacaa xuseen nabadoow oigow hadaad mudan taada iyo maankaaaga qofkuu jeclaa mowlahaagii heshaa muxibu aadan hurin ileen dhex muquurtaa mataano nolosha iyo marnaba kala maarminoo midigta iyo bidix noqdoo maareeya ujeedadoo ka maaga xumaanta oo samanta macaan sadoo midhaha caashaqa gurta midooba midooba mid ahaadawalaalaayaa mahurtaan kala maarminoo ismehersataa maalinoo malab iyo subaga miidahoo ;layskjuma maceeyay wa mudag musbaax ka daaran mudunkoo mugdi ka nuurtay waa malyuun malyuun sharafeey ogow midbaa nolosha ugu wacan hadaad miyirkaaga iyo mankaagu qofkuu jeclaa mudanahaagii heshaa muxibo aadan hurin ileen dhex muquurataa mataanaha nolosha ee marnaba kala maarminoo midigta iyo bidixda noqdoo ka maaga xumaanta oo samaanta macaan sadoo midhaha caashaqa gurtoo midooba midooba mi ahaada walaalayaal mahurtaan kala maarminoo ismehersataa maalinoo malab iyo subaga miidahoo ;layskjuma maceeyay wa mudag musbaax ka daaran mudunkoo mugdi ka nuurtay waa malyuun
Queue is empty
-- / --