VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Qarni - Lyrics

qaalidii haweenkaaay qurux loogu deeqaay qancisayee naftaydee qarnigan hablaha kacay qayb tii usidataay qadara iiga keenana qalbigaa ku tabayoo nafta kuu qushuucdee kaa quusan weydee ila qaybso caashaqa qorax soo baxaysiyo qaanso roob lamoodyeey ma qoff kulaa midaa jira qadirkii ku uumaaa wadnaha qalabkiisiyo laabtayda kugu qoray qadara eebe keenana lama qarin karaayee qalbigaaa ku tabayoo nafta kuu qushuucdee kaa quusan weydee ila qaybso caashaqa ila qaybso caashaqa
Queue is empty
-- / --