VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Saandahab - Lyrics

sanadahaan aduunyadu sadkii weeyaha caashaqu sad haduu ku siiyanaa seeduhuu ku boodaa socdaalkaan dunida ku soo maray saamiyaay sidaadoo kale indhaha maan saarinee suuradaada oo qudha hadii aan cirqaadoo hadalkaa waxaad iila siman tahay saxansaxada roobkiyo subaxdiina iila tahay dadkoo isa salaamaa saandahabeey daraadaa maxaan salalee ku idhi maxaan saacada eegayo maxaan seegay seexashada hayeeshee salaadii markaan suga sujuuda anoon saanta kula mArin sahankii matoosee hadii aan firqadoo hadalkaa waxaad iila siman tahay saxansaxada roobkiyo subaxdiina iila tahay dadkoo isa salaamoo
Queue is empty
-- / --