VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Uhalgan calankaaga - Lyrics

Hogaan iyo umad Haween iyo rag Soomaali waa hal qudhoo Ilinka toosan ku hagaagsan Nabaday ku halaaqanay 2× Hakranayoo hawshan Noo hagaagsan hiifoo Hakranayoo hawshan Noo hagaagsan hiifoo Qaladkan noola heelan 2× Ii dahooy aweeyee horaryohow Hoygaaga weeyee halaqyohow Ii dahooy aweeyee horaryohow Hoygaaga weeyee halaqyohow Waad habaaran tahee saakiyo U halgan calankaaga U halgan calankaaga U halgan calankaaga U halgan calankaaga 2× Hiil iyo wadaniyad Haybad iyo dulnimo Ma soo hiloobaan Noloshii hantee Dibad yohow laba u sheeg Inuu helaayo ku haminaayo 2× Hanaankii dawlad Wanaagan hagoognoo Hanaankii dawlad Wanaagan hagoognoo Heebta ku qaraabtoo 2× Ii dahooy aweeyee halaqyohow Hoygaaga weeyee horaryohow Ii dahooy aweeyee halaqyohow Hoygaaga weeyee horaryohow Waad habaaran tahee saakiyo U halgan calankaaga U halgan calankaaga U halgan calankaaga U halgan calankaaga Ii dahooy aweeyee horaryohow Hoygaaga weeyee halaqyohow Ii dahooy aweeyee horaryohow Hoygaaga weeyee halaqyohow Waad habaaran tahee saakiyo U halgan calankaaga U halgan calankaaga U halgan calankaaga U halgan calankaaga
Queue is empty
-- / --