VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Baadi goob - Lyrics

barigaanu ku laniyo ilaa barashadeenii badankayga caashaqu wale waa ku badanyahay ma bogsane sidiibaan kuu baafiyaayoo kuu baadi goobaa biya dahab la moodyeey bureeqadii haweenkaay bohol yaw i galisee ma i badbaadinaysaayo ma i baxnaaninaysaa meelaan biyiyo baad aan lahaynoo bulshadii ka guurtaan ku baqoolayaayo dartaa baaxad sooraha waxa aan la balan balay waa baahidaadee sida beera ubaxloo intuu roob biyaha dhigay boqol midaba yeeshoo dadku booqasho u tagay bildhaantaadu inanyahay waa bishaaradaydoo bogaad iiga taalaa
Queue is empty
-- / --