VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Suleekha - Lyrics

jacayka ka sikaan is iri ma soconaysaa la yiri siriqda kabaxbaan is iri maba siimaysaa la yiri ku sayri badaan is iri sidaa maaha layiri see seeji ayaan is iri sariigaa laygu i yiri seexate dhuumaan is iri saqartaa maqlayba la yiri sintaan u baxbaan is iri sirtaa gartaybaa layiri samir ruuxii dugsada sadkiisa ma waayayee sax iyo qalad waxii dhacana xaalbaan kaa siinayaa suleekha siman raali noqo o sidii hore ii ahaaw santaagleebaan is iri subxaan kabaqbaa layiri surumo ka dusbaan is iri sinaba kuma haraa layiri sabaal ku wadaan is irooyo suurta galmaahaa layiri saantiroo cararbaan is iri se joogbaa lagu yiri sarbeeb hadalbaan is iri sax weedhaadaa la yiri si kaleebaan wax u fahmoo sahwiga dhaafbaa la yiri by masuul.com
Queue is empty
-- / --