VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Ubaxii jig jiga - Lyrics

idiileey ina adeer ilwaad quruxay macaan dharaartaan ku arkayoo wadnaha olol i iga shidee afkaaga layaabka badan indhaha sida deerada quruxda asalka filkaa sidii ubaxii jig jiga aadbaan uga helay runtii illaahbaan kuu baryee aduunyada nabad ku joog illaa cana ka asturan hadaan amar kugu helin uurkaan beerkaan wadnahaan kugu haynayaa aleel qurux lagu ebyaay waxaan isla aadi lahayn awaariyo irid dhaboo intuu roobkii onkoday dhulkuna wada aaran yahay ugbaadkiyo geedihii aleeladu wada baxdoo naftii eegtaa wax badan ilowda mahadhado jacayl ku abuur mayee
Queue is empty
-- / --