VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Adaa ibaday jaceeylkani - Lyrics

adaa ibaday kulaylaha adaa ibaday inaan bacad lugeeyoo adaa ibaday habeen badh inaan baxo madow adaa i baday jalkan igu sii balaadhiyo warbeeniyo balan aan dhamaanayn ilayn beer du marbaan ka ilbixin ragoon baraneey adaa ibaday kaliilaha adaa ibaday inaan baxoo madowoo adaa ibadaay barbaartaba inaan adiga kaala baxo jalkan igu sii butaaciyo ada ibaday war baaqdiyo balan aan dhamaanayn
Queue is empty
-- / --