VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Lamaanaha is doortee - Lyrics

lamaanihi is doortee duca waalid hela ee ubad daadeheeyiyo noqda kuwa la daawado waa iga dardaarane dabuubtay cabdoow daganey ikraanbaa daaimkay ku siiyoo deeqa weeyi eebuhu kuu doonay adigee dadka lama mid ehee darmaantaada daadihi inta dumar aduunyada dacalada ka joogtu kaa doortay adigoo dayax iyo waxaad tahay darmaan qurux la siiyee noqo tii daryeel badan dumar tuu ka doortaay wiilkan daain kuu qoray dirac weeyi geesiya dadnimana u dheertahay daacadnimadu waa sharaf daaimkeenu bixiyee dulqaad iyo dadaalbaa reer lagu daryeela ducadeena oo idil waan idinku deeqnee daa imkeenu idin dhawr daganiyo nasiib wacan
Queue is empty
-- / --