VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Maku diray jaceyl weli - Lyrics

maku diray jacayl wali maku yidhi qof daba soco duufaano dhacay iyo dabaylaha habeenkii dhibka miyaad dayawdaa mid dareen wataa iyo ileen daalin baa tahee doon doonistiisay dadku kugula yaaban dawo miyaad ka dhigataa mise daranta geedkaa dibnaha aanad galinoo naftu kulama doodoo inuu daran yahay maad aragee dusuun baad ka maqashay maku dagay jacayl wali maku yidhi dabnaha iyo afka ii dabooloo dhagtu waxaanay doonayn waa inaaad u diidaa mid u daacad noqotoo ileen daalin baa tahee haduu kuuba darayay inaaduun dul joogtaa dawo miyaad ka dhigataa mise daranta geedkaa dabnaaga galinoo naftu kulama doodoo inuu daran yahay maad aragee dushuun baad ka maqashay
Queue is empty
-- / --