VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Raad - Lyrics

inanyahow runtuu calan iyo rasaas nafta riiqitaan rubad goysayoo rucud kugu ridee rag ninkaan haween dareen raaligalin reer uma dhismoo macaalimilo rugtiyo halkuu qalbi rabee marhaday rajadu riyo kaaba tahay ha idul reemine dib uraac hadana raadkaad ka timid maraagoo kalgacal kolba raar ma uumoo wayrax iyo rafaad wiikaan rabee rubadkaa dhibee adoon raaxiyo iihayn ramaas awrane midaan rafiiq ula noqdoon ramas kuu lisee mar haday rajadu riyo kaaba tahay ha idul reemine dib uraac hadana raadkaad ka timid
Queue is empty
-- / --