VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Waadagal aduunayduu - Lyrics

waa dagal aduunyadu qabyo aan dul joogno doc markaad ka oodaba dacal kugu banaan yahay abidked dan iyo calaf baa ku dayran noloshoo dadkuna hawsha kama koroo dibnana hadal ma daayaan dawga ay ku socotana cidi kama duwaysee dawadeedna waxay tahay inaan diinta eebiyo daacadnaimada laga tagin waa dagal aduunyadu dabar iyo hogaan lahoo ruuxna damac siduu rabo kuma dago hir doogloo waxaan daa,in kuu qorin dag dag laguma gaadhoo qofka madhan dulqaadkana ifkana kuma dawoobee dawga ay ku socotana cidi kama duwaysee dawadeedu waxay tahay inaan diinta eebiyo daacadnimada laga tagin
Queue is empty
-- / --