VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Wabi - Lyrics

hadaad waji yeelan layd jacaylka wanaajin lahayd mid waanada qadato waayeelaan noqn laa sidii wiil aan dhalaa warkaaga u xiisi lahaa sidii wacyi diiniyaan weedhaada dhagaysan laa hadaynaan is waafaqayn runtii wehel dhaba ahayn wakhtigu yuu iga lumine waxaad wado ii cadee afkaaga wax iiga sheeg hadaad wacad xeeerin layd kalsooni wandaafin lahayn midii kaa waabatee ku wayntaan nqon laa sidii wabi ila janaan kalgacal ku waraabin laa sidii wadnahayga taan waxyeello kaa dhawri laa hadaynaan is waafaqayn runtii weel dhaba ahayn wakhtigu yuu iga lumine waxaad wado ii cadee afkaaga wax iiga sheeg
Queue is empty
-- / --