Heesta Leyla - Lyrics
ifka labo is jeceloo
liibaan wada haleloo
x2
laylaay waxaan nahay
inaga naxli laga
ilaalshee x2
tii laabta mirataay
sida laan hareeriya
adigaa ulaacoo qurux
loo hibeeyaay x2
marwoy marwo laygu
larayeey love'na naga dhexeeyaay waynu
isku lamaanahee
lurna ilaah hakaa
fogeeyee x2
sida labo isdoortoo
libin wada haleeloo
x2
laylaay waxan nahay
inaga kaftan loo
dhexeyaay x2
tiilaygu laasimay sida
laylo iyo qays aan
uwado ladnaanoo kala
leexan maynee x2
marwoy marwo laygu
larayeey love'na naga dhexeeyaay waynu
isku lamaanahee
lurna ilaah hakaa
fogeeyee x2