VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Malab - Lyrics

muuqaaga indhihii arkaa kolkay eegaan farxoo codkaagaa dhagihii maqlaa ilaah mahad u celiyee maskaxdaan ku ilaaliniyo qalbigaan ku hananiyo maankayga adigaa ku deeq laba aan kala maarmin iyo bidix iyo midig baynu nahay bilan qalbiga ku bilan oo hadan ku weyn marka hooyoo dhadhami oo hadana dhadhami midbaa tahay igu lamaan naftayda adigaa ku milan marwaa tahay aan jeclee macaan waa kugu maqsuudee miligaan sharax kaa dhigay xusuusaan meermin iyo qalbiga adigaa ku mudan abaal aan baraniyo ubax baad iga mudan tahee bili qalbiga ku milan oo hadana ku weyn marka hooyoo dhadhami oo hadan dhadhami
Queue is empty
-- / --