VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Nimco - Lyrics

Nicooy waan ku dhawrayaa Dhibtaan kaa ilaaliyaa Aduunyada dhamaanteed Dhaayaha u rooneey Adaan kaa dhawaystaayoo Aan ku soo dhawaystee Kuu soo dhawaadee Ma idhaadi karasaa Dhibta hayga duushee kaalay Abaayo kaalay Xabiibi kaaly Kaalay dhabta igu qabo Nicooy dhiigaygiyeey Dhuuxaygaad dhaqaajisaa Haweenkaba dhamaantood Dhinacaygii baad tehee Adaan kugu dhadhabayaayo Aan dheelno maantoo Dheega isku qabanoo Ma idhufan karaysaa Dhaxdin ha ina daysee kaalay Abaayo kaalay Xabiibi kaalay Kaalay dhabta igu qabo
Queue is empty
-- / --