VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Xuural ceyn - Lyrics

inanayahay xaqiiqdii xiisahaagu igu weyn xusuustaadu igu mudan xulashadii naftaydaay xuural ceyn waxaad tahay xumaan laga ilaashoo xareed lagu mayroo xaawaley usidatee xidhiidhkii dhexdeeniyo axdigii ma xidhanaa balantii xageygana weli waan xambaarsanahy xubnahaa jirkaagee lagu xeeray quruxdiyo xaragada talaabadaa xilka waajib gudataa xaga waalidkaabaa xabsooy ka raacdee xishood lagu manaystaay xasilooni waa adii xidhiidhkii dhexdeeniyo axdigii ma xidhanaa balantii dhexdeeniyo weli waan xambaarnahay
Queue is empty
-- / --