VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Dareen caashaq - Lyrics

Kashaada inaan daweeyoo Naftaada inaan daneeyo Dareen caashaq bay faroo Dugsi baad aniga aniga Aniga ii taheeeee Ogoow darajiyo wanaag Ogoow dadnimiyo aqoon Adigaan kugu doortayooooo Xiskiyo laabtaydaad degtoo Laabtaydaad degtee Xiskiyo laabtaydaad degtee Laabtaad degteee Sidaan nafta kuugu diirtay U daryeel caashaqeenoo Sidaan nafta kuugu diirtay U daryeel caashaqeenoo Dadaalkaa waligaa ha gabin Dadaalkaa waligaa ha gabin Dunida inaaan ku dhawrto Inaan daacad kuu ahaado Sidii damal kuu hareeyoo Damiirka adigaa Adigaa Damiirka adigaa baree Ogoow kartiyo dadaal Ogoow sharafiyo dulqaad Qalbiga adigaa ku dajiyoo Daqiiqad kaama maarma oo Kaama maarmo ee Daqiiqad kaama maarmoo Kaama maarmee Sidaan nafta kuugu diirtay U daryeel caashaqeenoo Sidaan nafta kuugu diirtay U daryeel caashaqeenoo Dadaalkaa waligaa ha gabin Dadaalkaa waligaa ha gabin
Queue is empty
-- / --