VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Dareen Jacayl - Lyrics

dareen jacaylbaa adi dartaa i saaqoo inaa dabiibto naftayda aad dawayso inaad dadaasho dabarka aad ka goyso oo aad daryeesho sidaasi saw dan maaha way dulawday dayowdy daashay awgaa doqon nasiibla dareemin ruuxa doona oo haygu diidin ha damqin boogta dookha habiibi daadax ha dulayn soo dag deeqoow quluubtan daashay ayaan daawanaysanaynaa deegaan xalaala dalkaan ku doogsnaaynaa daruuro hooraan dalxiis durduuran doonaa xareed da,aysaan dabaal ku ciyyari doona
Queue is empty
-- / --