VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Boholyow - Lyrics

Dhaayihii buseelaa Bidhaantiisa doonoo Bini aadmi lama simo Haday barashadu Beegsi iyo nasiib tahay Allaw igu beeg Midkaan rabay Aniga igu beeg midkaan rabay Jacayl aan burburin Xiiso aan ba'ayn Badankiyo jidhkaba Isgaa ku beero Baxnaanan kasugayaa Jacaylkani bilawgii Igu helay bariidee Qalbigayga beegsaday Siduu boholyow Cakuye ciil iibaday Miyuu malag idulsudhay Aniga malag iidul sudhay
Queue is empty
-- / --