VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Hanad - Lyrics

Anagoo ayaan badan Waan kugu hanweynoo Adaan kugu hamiyayaa 2× Adna hawl yaraan Warba iima haysidee Sidaan kaaga helaybay Naftu kuugu hawlnayd 2× Halka aad ku nooshahay Ana haybinaayee Hadmaan ku helayaa 2× Ana qaaiyoo beerka Waan kuu haneeyee Adna ila wad hawlaha 2× Hayeeshee naftaydu Adigaa haleelee Hadii ay ku weydana Halisbay ku sugan tahay 2× Halka aad ku nooshahay Ana haybinaayee Hadmaan ku helayaa 2×
Queue is empty
-- / --