VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Man iyo ubax - Lyrics

Man iyo ubax meel Lehoo dhirtu wada Magooshoo mas- Nadiyo ugbaad kuna Dhulka ayka muqd- Aan x2 Masha allahuye ana Kuu muhdaayoo Muxibada aan kuu Qabiyo sidaad iigu Mudan tahay x2 Magacaaga waligay Maan kayga kama Baxo x2 Mahuraankii nolosh- Ow marhadaan isjec- Elnahay ha midoobo Cashaqii mudo aan Dhisaynee adna mid- Igta ii dhiib x2 Milgiyo qurux meel Lehoo maansheeyay Rooboo doogiyo Midabadu xareed ayka Muuqdan x2 Ma ogtahay jaleecadu Inay tahay macaanoo Gacantaydii midig iyo Miciinkaygii bad tahay X2 Ogow maalin iyo layl Marna kuma ilaawee X2 Mahuraankii nolosh- Ow marhadaan isjec- Elnahay ha midoobo Cashaqii mudo aan Dhisaynee adna mid- Igta ii dhiib x2
Queue is empty
-- / --