VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Qaran weeye khaatumo - Lyrics

qaaradahaa aduunkiyo quruumaha ogaado qalcadii taleexiyo ma qarsoona khaatumo ha ku seegin qayrkaa qoonkaa tashadiyo nin aan taada kula qabin qadaf lagama raadshee kii qiri lahaa iyo ki qarinlahaayow qadar eebemooyee qaran weeye khaatumo qoraxdoon iftiinkii qarin caadku weeyaan khaatumo qiyaasteenay ninka qab ka sugayow maantaba qorsha yaal qayb kaama saarnee qiimahaad ka garataa qaan gaadh inay tahay
Queue is empty
-- / --