VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Hees cusub - Lyrics

ku galaafan maayee hadii aanad garanayn wuxuu guurka mudanyahay hadmaad gaabsi diidaa adigaa is galadayo gabankii wax haystaad gacalow tidhaahdaa gabdhaw gaabsi siisaan garaadkaaga weeyee galab qudha aduunyada kuma gaadhi doontide gabanada ha ceebayn inta geesi loo bogay gayigeena buuxaan gabadhi asluublee gurigooda joogtee sharaf lagu gudbee wacan sharaf lagu fudbaa wacan guur loo hawaystaa sidii gobiyo cad geed galbis iyo aroos aqal loo gan gaamaa galad eebe weeye gabadh yahay haduu eebe igu simay gayaan kay ma galaafanaysaa gocashadu maxay tahay ergaynu joognaa guri reer hanagu dumin gafna yaanu kugu noqon kuu garaabi maaye
Queue is empty
-- / --