VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Hibo - Lyrics

hadii aan heli lahaa hibo aan guursn lahaa hoyy qudha intaan la dago habeena la seexan lahaa hamuuntu idayn lahayd haraad wuu bi,i lahaayoo horaadkan saari lahaaayoo naftaan u hibayn lahaa heesaan ku amaani laa ileen waa hoodo wacanoo illlaah hibo iiga dhigaye hadaan hobyo tagi lahaa hawada jawiga macaan horwayn geel intaan ku dhaqo caanihiisa u maali lahaa hilawgu wuu i dayn lahaa hantaaqaan ka raysan lahaa haasaawan gali lahaayoo heelan kuu tumi laha hibaan ku aroosi lahaa ileen waa hoodo wacanoo illlaah hibo iiga dhigaye
Queue is empty
-- / --