VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Idileey - Lyrics

gaari sharaf asluub edab lag barbaarshaay ixtiraam u dhalataay asaageed u bilaney idileey inta aamin nool eebe siiyay qurux itaal oo hibeeyaa ilwaad ugu horaysaa idileey naftaydaay aday kuu hanwayntoo intaan dunida noolahay ku ilaawi maayee aayatiinkii noloshaay indheergarad haweeneey idileey inaan aqalgalnaayoo ubad ii dhashaabaan ilwaadeey ayaan doonayaye aduunyada kumaan arag inan aynigaadee ifka samo ku nooloow aakhirana halkii roon idileey naftaydaay aday kuu hanwayntoo intaan dunida noolahay ku ilaawi maayee
Queue is empty
-- / --