VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Inantii - Lyrics

inantii hidaha lagu soo habee ku hagoogan baa hamigeedu yahay hoy wacan galoo maruun hooyo noqo iyada hadhaw hanti laga baxshaa halkii ay dagtana lagu wada hirtaa farduus halyeey kol hadaad heshoo hoy wada gasheen waxaad haysa iyo u hibee naftaba u hiiliyoo u hibee naftaba hibo weeye guur rabi laga heloo hodan lagu noqde imisaa hebla iyo hebel aqal galoo magac uu ka hadhay waa geed hadhloo hurdo lagu gam,e iyo hogol da,doo ku haraad baxdee halyeey iyo xigaal hadi aad heshoo hoy wada gasheen waxaad haysa iyo u hibe naftaba u hiiliyo u hibee naftaba
Queue is empty
-- / --