VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Khadiijo - Lyrics

qaw iyo itaal qrux iyo ilwaad miduu qaadirkeen qayb u siiyayaay qalbigiyo naftaa la tahay quraysh ku qirahayaa qadiijoy kalgacal nolol qaaye leh qoys noo hirgala ayaa ila qumane ila qaada taa qotonkyo joog qaabka aad tahay qudhaa raacdayo naftaad qayb ka tahay qofaann kula simoon kula qayr dhigaba ishayduba ma qaban qadiijoy kalgacal nolol qaaye leh qoys noo hirgala ayaa ila qumane ila qaada taa
Queue is empty
-- / --