VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Baxsanow - Lyrics

baxsanaw kalgacal barashaba hortaa anigoon ka bogan oo beenini jirayee adigaa i barayoo alifkiyo ba'dii ii bilaabayoo bare ii noqdee baaniyo qofaaad u baxnaano tahay lama baal maree bisikiyo u qabo caashaqa burdaha baxsanaw da'daa bariyo galbeed anigoon u bixin oo beenin jirayee adigaa i barayoo baaq iyo heshiis ii bayaanshayoo balan ila galee
Queue is empty
-- / --