VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Calanka soomaaliya - Lyrics

calankayga buluuge cidhka muunad la cayne xidigtaa cadee nuurte shanta gees ku caane casiiskii igu deeqe caawa waa caawadii caadilka mahad leh cid wax leh ii dishodiyo culuskii la iga qaadye maandeeq ma ii curatee cawaale u dhidiblee halkaad cidhib saarte cududaada lama ciirsho ahow wiil iyo caano sareeyo camirnow rabigay kuma ciil calankayga buluuge daruurta canba caynkee halba gaar u caweeye cidhifka isa saartiyo carshigaa ku mataano maanta waa cashadii gushaan cindiyay geesiyaal cartamee cabaadkooda la yaabe car u sheeg gumaystuhu cawda ay u jareen halkaad cidhib saarte cududaada lama ciirsho ahow wiil iyo caano sareeyo camirnow rabigay kuma ciil
Queue is empty
-- / --