Quick links

codkii Ikraan Caraale, King Khaalid heesta Farxad   Dajiso 403.3K Keedka: > >

Fikradaada ka dhiibo heestan

Farxad lyrics

King Khaalid:
Dagan inan amaanlaay
dareen iyo kalgacaalay
ubax darayamuusay
darmaan xoosh u dhalataay

Lyrics by Masuul.com

Ikraan caraale:
Dabiibki nafteydo
dadnimiyo wanaago
dayaxii iftiimiyo
ragba kaan kadoorto

King Khaalid
Ma ogtahay daraadaa
dumarkale u diidoo
dadaa kaa jeclaado
doqeygi noqote
daadihi kalgaclkee

Ikraan caraale:
Ma ogtahay daraada
donyada magaalada
dawaafo dulmeero
dadku igula yaabyee
kalayoo i’ daawe

King khaalid:
Dabab iyo aroos 
nolol daacad oo wacan
aan wada dakeenoo
caashaqu hadarare
farxad iyo damaashaad
Da’inkeen hanagu simo

Ikraan caraale:
Dayxi iyo Jacayl
nolol deeran oo wacan
aan wada dakeenoo
caashaqu hadarare
farxad iyo damaashaad
Da’inkeen hanagu simo

King khaalid:
Samaan lagu durduurtaay
quruxdii dihneeydey
deymada haweenkaay
aragii dalkeeygaay

Ikraan caraale
Daa’uus lamoodyoow
onkod iyo dayaano
daruuraha hilaaciyo
dirir hooray baatahee

King khaalid
Ma ogtahay daraadaa
cidaan dumarba kuudhigo
dunidaba ma jogte
biyodahab lamoodyeey
waan ku doonayaayee

Ikraan caraale:
Ma ogtahay daraadaa
danteeni u daayoo
duni waxaan u jeclahay
daacad iyo warkaagee
kaalayoo idaadihi

King khaalid
Dahab iyo aroos 
nolol daacad oo wacan
aan wada dakeenoo
caashaqu hadarare
farxad iyo damaashaad
da’inkeen hanagu simo

King khaalid
Deexiyo jaceyl
nolol deyra oo wacan 
aan wada deyno
caashaqu hadarare
faraxad iyo damaashaad
da’inkeen hanagu simo

Ikraan caraale
Dahab iyo aroos
nolol deyra oo wacan
aan wada dakeeno
cashaqu hadarare
farxad iyo damaashaad
da’inkeen hanagu simo

Codsi by Hanaan