VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Geeddi - Lyrics

guud ahaan amaan dumar intay gabadhi leedahay gaaridii mudnaydee gayaankeed ka doortay ragba gabi ahaantood guur markaan u soo kacay naftu kay gaclootee geesinimo ku raacoow geediaagii dheeraa galabtaad dhaqaaqdaa garabli i aduunyadu gooni ii ahaatoo gantaalihii jacaylkaa ka gudbaayoo laabtoo gama li i naftayduna guduun kuu ahaatee go aankii dhexdeeniyo aynu guusha gaadhnee gayigii ku soo noqo ado ila gudboonoo gar waaqsaday jacaylka taladaan gorfayniyo aynu guri yagleelnee guntiga u adkaysoo gayigiina waan iman anoo kula gudboonoo galbinaaya caashaqa
Queue is empty
-- / --