VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Kuma rabo - Lyrics

Kuma riyaaqina bal kaadso Adunbaa riyooday u fiirso Nafta kuma rabtay rumeeso Ruuxda kuma jeclee jideeso Rugta iyo goobtaad bideeso Adoon dagin lama baaso Ha daalin raxlaynta keedso Gayaankaa habeen ka raadso Kuma rabo ii daa adkeeso Kuma rabo xiisaha ka bogso Kuma rabo qayrkaa sameeso Kama rasaynin ka baaqo Kuma raacin dooqay iimaanso Xuska kuma rignee dhageeso Ruxda kuma jeedee jideeso Hanka iyo rajadaad arkeeso Adoon rabin looma heeso Hadaalin raxlaynta keedso Gayaanka habeen ka raadso Kuma rabo ii daa adkeeso Kuma rabo xiisaha ka bogso Kuma rabo qayrkaa sameeso
Queue is empty
-- / --