VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Mayarka hargiesa ft Ikraan Caraale - Lyrics

Hargaysaay inbadan Baa habaas uu ku Qariyoo hanad kuu Gargaariyo hayin Aad sugaysee x2 Maayarka hargaysa Kuu hiilinaayoo kuu Dhaami maantee x2 Hormuudkii dalkaygay Hoygii dadkaygaay Hadhac lagu nastaay Hargaysaay hooyadii Fankaay hargaysaay Hadhac lagu nastaay Hargaysaay cadow Kuma haleelo hargay- Saay x2 Nin kuu hanwaynoo Kuu heelan adigooo Ku hareero taaganiyo Sharaf kugu hagoogee X2 Hanadada la doortaa Howshaada jeceloo Kuu hagar baxaayoo Harerahana kula qaban X2 Hormuudkii dalkaygay Hoygii dadkaygaay Hadhac lagu nastaay Hargaysaay hooyadii Fankaay hargaysaay Hadhac lagu nastaay Hargaysaay cadow Kuma haleelo hargay- Saay x2 Ana waan hubaayoo Geesi lagu hirtaa iyo Halyay weeye qaranoo Haybad iyo aqoon lehe X2 Hogaan wacan ahaayo Halgankii lasoo maray Kuu huray naftiisoo Kaa hiray cadaawaha X2 Hormuudkii dalkaygay Hoygii dadkaygaay Hadhac lagu nastaay Hargaysaay hooyadii Fankaay hargaysaay Hadhac lagu nastaay Hargaysaay cadow Kuma haleelo hargay- Saay x2 Haybadii magaaliyo Wado kuu habaynoo Ceel lagu hirqaadiyo Rajee cudoonay x2 Wara kuu hananayoo Horay inaad uguurtoo Hagaagaaga jeceloo Heeryada ku saaroo X2 Hormuudkii dalkaygay Hoygii dadkaygaay Hadhac lagu nastaay Hargaysaay hooyadii Fankaay hargaysaay Hadhac lagu nastaay Hargaysaay cadow Kuma haleelo hargay- Saay x2
Queue is empty
-- / --