VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Bismilaahi - Lyrics

oonkiyo gaajada isaraysee adiyo afkaagaba xaga isaruurgoo isha xumo ka dhawartayoo nafta waadu arimisee eedankii yeedhyoo amii waxa lajoogaa duco laga qabalayoo bismilaahi ku afura shanta tii ee islaamkaa rabi kala asteeyoo af siqeexan uugu idhi anigaaleh soonkoo afka ooga faralkana amarkiisa gudayee maalintay idlaatoo maalintay idlaatoo abshirtaada weeyee adaykuu ahaatee ilaysuu kuleeyahay ka aroori janadee
Queue is empty
-- / --