VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Jamashadan jujuubkaa - Lyrics

anoo ujeelan awgaa aduunka kuu jecel jiradaa lajiifsaday sad rigiiki jimicsaday adigoo ijidh neceb ma haday jiqkugutahay jabka aad isgarab tihiin jiritaanka nolosh iyo joogiskii sare jahwarreay jamashadan jujuubka ah uma jeedo aniguye iga jeedi caashaqa horuu ii jugeeyee anoo jilbaha udhacay jibaadkiina daayoo oo jaahahga laydhigay sawdigii igu joogsaday adoo iinkaa ila jecel mahadadis jabisood jarka aadka lulataa hamiga jaahuugee jawi makaa galay haysoo jaleecin
Queue is empty
-- / --