VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Liig - Lyrics

liiguba ugaadhaha wuxuu uga guuraa seerida u aadaa aarsabaa qalwaayaa intuu aadyar kuu helo yaanu adhaxda kaa jabin ana kaa irdhooboo waxan inan ragoo idil wiil yohow u diidaa ugub iga horeeyaan arkayaa dhibtoodoo afkaad igu sabaysiyo ma hubtaa ishaarada aan abyamo tusaalaha waxa ila ogsoontehee aynigaaga oo idil dhaxalkii awoowgeen hidihii ayaygeen ma ilaashanaayaa
Queue is empty
-- / --