VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Seddex goor xaq mudan - Lyrics

sadex goor xaq mudaneey xaq mudanleyeey hooyo xinjirtiayda dhiigaay xaramkii labaadeey xaaska haybadiisaay xogogaalkii dhaqankaay xildhibaankii noloshaay xuduntaan ka beermaay la'aantaa xayaatada hooyo xabaalban ka gali lahaa ka xumeeyay ma aflaxo ka xushmeeyay ma anbado qof xaqaaga moogani ma xasilo aduunyada marka uu xijaabtana xawdkii RASUULKIYO jano waa ka xaaraan hadaan xoog u leeyahay xayiraaya dhiilada xumadiyo bukaaniyo xanuun maydin kulanteen anigaa xawilan lahaa dhibka kuu xamili lahaa sadex goor xaq mudanleey hooyo xiskaygiyo naftaydaay xididada halbawlaha xinjiraha u qaadaay xujadii aduunkaay xayndaabkii guushaay xaruntaan ka beermaay la'aantaa xayaatada hooyo xabaalbaan ka gali la'aa xarumaha calooshee hooyo igu xamaashee qayd iyo xanjeerkaad hooyo igu xanbaartiyo xanafiyo kulayl iyo xanuun fooshu leediyo aqii naaska maba gudo
Queue is empty
-- / --