VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Walaashaydii - Lyrics

walaashaydii rumaadeey adaa rubadiyo qalbiga ruxoo dhiiga raacayoo raxmadbaan kuu hayaa raaxaan kula jeclohoo rafaadbaan kula necbahay hadii ay riiqantana ruuxdaan kuula bixi laaa RABIna uu igu ogyoo taniyo raad qaadan laa markaan ku arkaan riyaaqaa raxleeyaayoo indhaha ilmadu ay ragax tidhaa walaal raas buuxiyo hoobeey nolol rayn raynlebaa hoobeey raxmaanka aan kuu baryee rucubta ubaxee udgoon gudoon lakiyeey gudoon ducada aad rogatayee amaantaa la isu raac walaashaydii rumaay waanadu waa raasamaal dhagaha loo raaracshoo noloshuna waa rajee ahow raas wayn dulqaad rugteeda ku maamushoo gacalku uu ku reeyay oo DAAIMKEED raaliyo taqaan risiqa MAWLAA baxshee riyada beenee aduun ayay kuu rumayn naftuye rukuucdiyo samaha badi riximkaagana ha goyn
Queue is empty
-- / --