VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Xalay hurdada maan ladin - Lyrics

xalay hurdada maan ladin lurkii caashaqaagoo lahashada naftaydaa hilooy aaminaysoo laydhii jacaylkaa igu laba lisaysoo waxaan laamadoodaa markaan laxawga daaree laxaadkiisa awgii wuu ilaba dibleeyee igu noqoy lugooyee ladan aan ku wehesado la igu kaa lifaaq ani inta laga adeegiyo lafahayga dheeriyo laga iyo beerkiyo lubigaad ku taalaa ladi maayo jeeroo lamaane isu daacadiyo laba mida ahaanee anba ladankaa hore waa lamaane noloshiyo laabta ugu sheekee libintaad haleeliye
Queue is empty
-- / --