VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta 4.5 Doonimayno - Lyrics

4.5 doonimayno qabiil iyo qaran dumis doonimayno dadkeenoo la kala sooco dooni mayno duuduub adi qaado qabiiliste waa run qabiiliste waa run ha i sheegan iga durug ani duli baa tahay shacabkaygii dadkayga waad xasuuqdeen doolar baa tahay caado qaatee dal shisheeya adigaa i keenay shacabkayga doonta adigaa kuwii bada qaaday adigaa dilay hooyada goblantay adigaa duqeeyay culimaau diintana adigaa daldalay miyaad dareen lahay n ma damqatid miyaa diinta alle kuma celiso miyaa shacabkayga dulmiga ka daaya calanka dayacan dhulka maad ka qaadn sangadhuudhiga dalka maad ka saartaan tollayeey ala ciil badanaa 4.5 doonimayno qabiil iyo qaran dumis doonimayno dadkeenoo la kala sooco dooni mayno duuduub adi qaado qabiiliste taariikhdii dalka wale waad gasheen maydkii gaalkaad u sujuudeen diintu qori maysee waad dambaabteen ceelcade shacaybkayga diyaarado galay madfac lala dhacay dumarkii dhamaa ubadkii dhamaa dadkii dhirta dhulka lala simay yaa u gurmaday ciidan yaa u diray miyaa dawlad qabin aaway dawladaydii daainoow alloow waad u jeedaa dugaag baa i wareeray ubadkayga laayay sangadhuudhiyoow waan aarsan waan ku dabargoyn hilabkaagan dubi walee waan cunni 4.5 doonimayno qabiil iyo qaran dumis doonimayno dadkeenoo la kala sooco dooni mayno duuduub adi qaado qabiiliste
Queue is empty
-- / --