VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Ayaan - Lyrics

araggaa muuqaa ideeqay asluubta dookhaa ku raacay asalkaa sinjigaa i shidayoo aayaha inantaan layaabay adduunka habeenka jooga amaan kaliga tilmaamay agjoog wehelkeeda doonay abaabul jacayl dareemay ayaan nin helaa nasiib leh aqal u dhigaa ayaan leh aroos u tumaa aflaxaayoo awlaad udhashaa ammaan mudan ayaan dhaladeey abbaayoo aqli badaneey ooridaydaay abaalbaa mudantahayoo axdigii illaawi maayoo adduunka intaan kunoolahay ayaan inankale maddoono afkaygana uma furaayo agtaàdana kama irdhoobo ayaan nin helaa nasiib leh aqal u dhigaa ayaan leh aroos u tumaa aflaxaayoo awlaad udhashaa ammaan mudan
Queue is empty
-- / --