VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Isqabooji - Lyrics

Boqorka RAP-ka maa tahay waa maya Shacabka soomaali maa ku doortay Waa maya Wadankayna nalka ma ushiday waa maya Waa ma seertay hooy biyaha isqabooji Maalintaan dhashay ilaa iyo hadda Calankayga wadankayga hooyo Dadkayga dhiiga sagaal malyan oo wiil oo wadani Ikaca dhiiga dadkii galay badda aaway Geesiyaashii Puntland; Somaliland, Khaatuma satate Galmudug, Jubaland, Hiiraan state; DDSI.... Gaarisa Gaagaale juba biyo ma kugu galay Yaa ku dhalay soo bax maandho bada biyo kugu galay Cagmaroodi soo bax Waqtigaaga wuu dhamaaday Boqorka RAP-ka maa tahay waa maya Shacabka soomaali maa ku doortay Waa maya Wadankayna nalka ma ushiday waa maya Waa maseertay hooy biyaha isqabooji Meeshii aan ku dhashay Dhooblay, Afmadoob Afjano; Guaale Galbahaaree, isha baydhaba Gardaro, laascaanood, laasqoray Ciyaal buulxuubay, Xamar jadiid , Xamar jajab, Warta nabada, Yaaqshiid, Boondheere, Waaberi, Hodan, Dayniinle Jiiro maafiyo madfaca udaa! waad maseertay miaa haa Boqorka RAP-ka maa tahay waa maya Shacabka soomaali maa ku doortay Waa maya Wadankayna nalka ma ushiday waa maya Waa maseertay hooy biyaha isqabooji Madaxdii wadnkaa nahay Maalin habeen heegan baa nahay Somali is raacnaa dooneenaa Markay noqotoba waan mar waan arkaynaa Cayaanka duulana waa duqeenaa Midnama diidkana waan rusheena Meelwaboo jooga dabar gooya Waxu damiir malahee maad dhameesaa Mii iyo magaalaba maad ka saartaa Maska madaxa ka dilay waa masiibee Mowlaan ku dhaartee kuma daayo Ilaa magaaladii xamar, Xamar caday Calankaan ka taagno aan ka taagno Diyaarada miiga dulmareeso Cadawga dhukayga walay kuma daayo Magaca somali waa ka dhimataa haa baastar Boqorka RAP-ka maa tahay waa maya Shacabka soomaali maa ku doortay Waa maya Wadankayna nalka ma ushiday waa maya Waa maseertay hooy biyaha isqabooji
Queue is empty
-- / --