VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Sool iyo Sanaag - Lyrics

Sii daay timaha sii daay gacamaha Daji socodka soo tilaabso Sinta bidix ka dheel soo tilaabso Xuuralcayn la moodyee Somali weeyee Hablaha soomaaliyeed tii aan ka doortaan Sool iyo sanaag tii aan ka raadshaay Suuradaydca wacan tii aa la qashuucaay Sokeeyahaan jeclaay tii aan ku dhaartaay Magaaladii dhaxar sawirkaydkeeda suri Suldaankii ku dhalay salaantaan ugeeyay Shacabkii laas qoray salaantaan ugeeyay Bahdii saydikaa booqasho ugeeyay Bari iyo qalaafe soo bax soo daabo Sanaag iyo wilwilo kaalay soo daabo Adaa lagu sugi huuno lagu sugo Ii soo dhaweeyay xuuralcayn la moodyee Cadawga haa ijabin xuuralcayn lamoodyee Adaa lagu sugiy sanadkayni weeye Xaasidkaa ha noxo Sanadkayni weeye Sii daay timaha sii daay gacamaha Daji socodka soo tilaabso Sinta bidix ka dheel soo tilaabso Xuuralcayn la moodyee Somali weeyee Soomalida dhamaan aday ku amaanaa Allla deeye aday ku amaanaa Inaad door tahay shaki kuma jiro Adka madow iyo sunayaha dadan Timahayda soo s Socodka dagan xarako udaa Sii jaydka day dhaxda taako weeye Huuuno soo dheel dhaanto soo dheel Hal mar ila dheel kaali ila dheel Soo tilaabso wan ku sugayee Shacabkayna sacab noo timi Midka geela jiro sacab noo tumi Ilaa subaxdii sacab noo tumi Hablaha gacay adaa usitoo Alla daayoo adaa usitoo Xuuralcayn la moodyee reer suldaan weeye Sii daay timaha sii daay gacamaha Daji socodka soo tilaabso Sinta bidix ka dheel soo tilaabso Xuuralcayn la moodyee Somali weeyee
Queue is empty
-- / --