VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Dajiso heesta Sool iyo Sanaag mp3 ahaan

download download //
Hadii ay kuu dajismi wayso midka hoose isticmaal
download Dajiso

Sida loo dajiyo


1. Qaabka mobile-ka:
Sida ugu sahalan aad udajisan karto waa adigoo Mobile kaada ku shubto barnaamijka Masuul somali music waxaad ka isticmaali kartaa Iphone -ka iyo telfoonada kale sida Samsung ga, kaliya halka barnaamijyada laga dagsado ku qor magaca ah Masuul somali music
2. Qaabka labaad, laptop-ka ama Computer-da waa wayn
Waxaad kaliya riixeesaa link- sare kadib woo kuu dajismeesaa, haddii ay dhacdo inoo daarmo waxaad isticmaashaa right click, kadib save dheh ..
Hase yeeshe, waxii intaa dheer sitoos ah Snap chat-ka la xariir #Lamaane

Ilkacase
Sool iyo Sanaag

Sii daay timaha sii daay gacamaha
Daji socodka soo tilaabso
Sinta bidix ka dheel soo tilaabso
Xuuralcayn la moodyee Somali weeyee

Hablaha soomaaliyeed tii aan ka doortaan
Sool iyo sanaag tii aan ka raadshaay
Suuradaydca wacan tii aa la qashuucaay
Sokeeyahaan jeclaay tii aan ku dhaartaay
Magaaladii dhaxar sawirkaydkeeda suri
Suldaankii ku dhalay salaantaan ugeeyay
Shacabkii laas qoray salaantaan ugeeyay
Bahdii saydikaa booqasho ugeeyay
Bari iyo qalaafe soo bax soo daabo
Sanaag iyo wilwilo kaalay soo daabo
Adaa lagu sugi huuno lagu sugo
Ii soo dhaweeyay xuuralcayn la moodyee
Cadawga haa ijabin xuuralcayn lamoodyee
Adaa lagu sugiy sanadkayni weeye
Xaasidkaa ha noxo Sanadkayni weeye

Sii daay timaha sii daay gacamaha
Daji socodka soo tilaabso
Sinta bidix ka dheel soo tilaabso
Xuuralcayn la moodyee Somali weeyee

Soomalida dhamaan aday ku amaanaa
Allla deeye aday ku amaanaa
Inaad door tahay shaki kuma jiro
Adka madow iyo sunayaha dadan
Timahayda soo s
Socodka dagan xarako udaa
Sii jaydka day dhaxda taako weeye
Huuuno soo dheel dhaanto soo dheel
Hal mar ila dheel kaali ila dheel
Soo tilaabso wan ku sugayee
Shacabkayna sacab noo timi
Midka geela jiro sacab noo tumi
Ilaa subaxdii sacab noo tumi
Hablaha gacay adaa usitoo
Alla daayoo adaa usitoo
Xuuralcayn la moodyee reer suldaan weeye

Sii daay timaha sii daay gacamaha
Daji socodka soo tilaabso
Sinta bidix ka dheel soo tilaabso
Xuuralcayn la moodyee Somali weeyee

codkii Ilkacase