VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Baby ayaan ku oran lahaa - Lyrics

Qiimee qofkii ku jecel Nafdtiisana qabooji Qalbiga haka jabinoo Wax la qabo intoo qadhan Ruuxii qayr kula doontaa Runta lagula qarsadaayo Calaf lala qaybsadaayee hadaan qays noqono Marna kuguma qaylshee Qunyar kula hadli lahaa Xumaana dhan kuuma quuree Iyo ruux qaraar udhaw Quluubtaada mayn maqashee hadaad sabiriin aa itiraahdo Ana Honny macaanoo Ayaan aboow ku odhan lahaa Macaan ayaan ku udhan lahaa Baby ayaan ku odhan lahaa Jaceyl aad uqaraar baa iQushuuciyay anigoo idil Dab baa iga qaxaayee Qarxay caashaq miyaan qarsadaa Subax quruxda soo baxdaa Quraacadaba anigoon cuninaan Qalbi adigaan ku raadraadshaa hadaan qays noqono Marna kuguma qaylshee Qunyar kula hadli lahaa Xumaana dhan kuuma quureen Iyo ruux qaraar udhaw Quluubtaada mayn maqasheen hadaad sabiriin itiraahd Ana Honny macaanoo Ayaan aboow ku odhan lahaa Macaan ayaan ku udhan lahaa Baby ayaan ku odhan lahaa
Queue is empty
-- / --